Raisul Wasaare caan ah oo lagu dhaliilay dayuurad uu u raaco guriga iyo xafiiskiisa

Hadal haynta dhanka dalka Pakistan waxaa toddobaadkan hareeyay gaadiidka uu adeegsado Imran Khan oo dhawaan loo doortay Ra’iisul wasaaraha dalkaas. Imran ayaa diyaaradaha qumaatiga u kaca adeegsada marka uu ka baxayo guriga uu khaaska u leeyahay ee uu u sii socda deegaankiisa rasmiga ah oo 15km u jira. Qaabka uu u safro ayaa lagu dhaliilay … Continue reading Raisul Wasaare caan ah oo lagu dhaliilay dayuurad uu u raaco guriga iyo xafiiskiisa